Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caalin: Xagjiriin Ayaa ka Qeybgalaya Shirka Istanbul


Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Max'ed Axmed Caalim ayaa sheegay in sababta ay u diideen ka qeybgalka shirka ka dhici doono Istanbul ay tahay kaddib markii loo sheegay in shirkaasi ay ka qeybgalayaan kooxo uu ku sheegay xag-jiriin oo ay ku jirto kooxda Al-shabaab.

Max'ed Axmed Caalin, wuxuu beeninay in dowladda Ethiopia ay wax lug ah ku leedahay go'aanka maamulkisa iyo maamulka Puntland ay ka soo saareen Addis Ababa ee ay sida wadajirka ah ugu diideen shirka Istanbul.

Wareysiga oo buuxa qeybga hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG