Garoowe —
Guddiga loo xil saaaray xeerka doorashada Puntland ayaa warbaahinta la hadlay iyagoo sheegay inay soo jeediyeen in la hakiyo xeerka.
Waxaa dhinaca kale uu maanta buuq hareeyay fadhigii la filiyay inay guddiga ka soo jeediyaan warbixintooda, waxaana guddoonka ay fasaxeen baarlamanka.
Warbixintan waxaa soo diray Nuux Muuse Birjeeb.
Madal