Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burburkii Dawladnimada Soomaaliya (Qeybtii 1aad)


Burburkii Dawladnimada Soomaaliya (Qeybtii 1aad)
Burburkii Dawladnimada Soomaaliya (Qeybtii 1aad)

Laanta af Soomaaliga ee VOAda ayaa Barnaamij gaar ah oo taxane ah ka samaysay labaatan-guurada ka soo wareegtay burburkii Soomaaliya.

Waxaa laga joogaa 20 sano markii Jabhadihii mucaaradka Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa dalka Itoobiya ay xukunka qoriga caaradiisa kaga tureen xukuumaddii milatariga ee Madaxwyene Maxamed Siyaad Barre.

Dhicitanaka dawladdaasi waxay Soomaaliya u horseedday dagaallo sokeeye iyo qalalaase siyaasadeed oo socda sannakdii labaatanaad.

Dhinaca hoose ee boggan ka dhegayso Qaybtii Koowaad ee Barnaamijyo aad toddobaadkan maqli doontana oo ana ugu magacdarnay “Burburkii Dawladnimada Iyo Qaran-jabkii Soomaaliya”. Waxaa inoo soo diyaariyey Haaruun Macruuf, waxaana la soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

XS
SM
MD
LG