Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain oo soo Dhaweysay Xil kala-wareejinta Somaliland


A chipping sparrow tugs on some loose threads of weathered clothing while gathering nest-building materials in a garden in Freeport, Maine, USA.
A chipping sparrow tugs on some loose threads of weathered clothing while gathering nest-building materials in a garden in Freeport, Maine, USA.

Dowladda Britain ayaa soo dhaweysay xil kala-wareejinta Somaliland ee sida nabadda ah maanta uga dhacday magaalada Haregsya

Dawladda Britain ayaa soo dhaweysay xil kala wareejinta sida nabadda ku dhacday ee maanta ay xilalkii kula kala wareegeen Daahir Rayaale iyo Axmed Siilaanyo. John Marrshall oo ah ku-xigeenka safiirka Britain ee Ethioipia ayaa sheegay in Somailand ay tahay rafiiq lala samayn karo iskaashi gobolleed.

John Marshal, wuxuu sheegay in maanta ay tahay maalin muhiim u ah horumarka Somaliland, wuxuuna sheegay inay gabo-gabo u tahay xili dhiiri gelin leh oo ay soo martay dimoqraadiyada Somaliland. Marsal wuxuu sheegay in doorashooyinka Somaliland loo arko kuwo si xor ah ku dhacay, iyadoo xil wareejintuna ay ku dhacday si habsami leh.

Wareysiga ku-xigeenka safiirka Britain ee Ethiopia oo uu la yeeshay Harun Macruuf, qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG