Mudane Boqorre ayaa shaaca ka qaaday in uu go'aankan gaadhay dhowr bilood ka hor inksata oo aanu hore u sheegin.
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ayaa isaga oo ku sugan dalka Iran u sheegay VOAda in ay arrintan ku kaliftay kadib markii uu quustay in qaabka ay u socoto shaqada baarlamaanku.
Waxaana uu aad u dahliilay khilaafaadka ragaadiyay shaqada Baarlamaanka.
Waraysiga Guddoomiye ku xigeenka labaad oo dhamaystiran ka dhegayso midigta hoose ee boggan.