Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Nibiri soo Caaryey oo la Badbaadiyey


Boosaaso: Nibiri soo Caaryey oo la Badbaadiyey

Nibiri saaka xeebta magaalada Boosaaso kusoo caaryey ayaa lagu guuleystay in galabta dib badda loogu celiyo

Xeebta magaalada Boosaaso ayaa maanta lagu guuleystay in la badbaadiyo nibiri nooca Baleen Whale-ka loo yaqaano, kaas oo saaka xeebta magaalada kusoo caaryey.

Warka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG