Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliiska Muqdisho oo Hawlgallo Sameeyey


Booliiska Muqdisho oo Hawlgallo Sameeyey
Booliiska Muqdisho oo Hawlgallo Sameeyey

Hawlgallo lagu sugayo ammaanka Muqdisho ayaa booliiska Muqdisho ka bilaabeen degmooyinka Waaberi and Xamar-jajab

Gaashaanle Sare Cali Xirsi Barre oo ah taliyaha Qeybta Dhexe ee booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay hawlgallo ka sameeyeen degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab oo gacanta dawladda ku jira.

Hawlgalladan ay ciidanka booliisku sameeyeen ayaa lagu soo qabqabtay dad lagu sheegay inay dambiyo kala duwan galeen, dambiyadaas oo ay ku jiraan dadka la qabqabtay qaarkood ay gacan-saar la lahaayeen kooxaha dawladda ku kacsan

Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG