Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beledweyne oo Weli Kala Go'an


Beledweyne oo Weli Kala Go'an
Beledweyne oo Weli Kala Go'an

Magaalada Beledweyne ayaa wali u kala go'an laba qeybood, kadib burburkii ku yimid Buundadii Liiq-Liiqato ee dhawaan burburtay.

Magaalada Beledweyne ayaa dhibaato dhaqaale ka dhaxashay burburkii ku yimid buundadii Liiq-liiqato ee halbowlaha u ahayd isu socodka iyo dhaqaalaha gobolka Hiiraan iyo gobollada kale ee xiriirka dhaqaale la lahaa.

Roobabka xilligan ka da’aya qeybo Soomaaliya ka mid ah ayaa sii kordhiyey dhibaatada shacabke reer Beledweyne ka haysata buundada jabtay iyadoo buundada kale ee Beledweyne ay culays ku hayaan gaadiidka badan ee isticmaalaya.

Xaaji Cali Cabdi Fiidow oo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan ka mid ah ayaa tibaaxay in ascaartii badeecooyinka qaarkood uu kor u kacay, halka xoolihii noolaa ee gobolka ka gudbi jirayna ay istaageen.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG