Barnaamijka todobaadka waxaa marti u ah guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliyeed Siciid Maxamuud Nuur (Mugaabe).
Guddoomiyuhu waxaa uu ka jawaabayaa su'aalaha dhegaystayaasha ee la xidhiidha Kubadda Cagta ee Qaranka .
Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.