Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij Gaar ah: Khariidadda Kala-guurka (Roadmap)

Waa barnaamij bishiiba aan mar idiin ka soo gudbino Idaacadda VOA si aan ula socono halka uu marayo hanaankii kala-guurka ee Roadmapku.

Bisha August ee sanadkan ayaa waxa ku eg xiligii loo qabtey in DKMG ee Somalia ay kusoo dhameystirto qorshahan kala guurka, si loogu gudbo dawlad dhameystiran oo Somalia u dhalata.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG