Waa qeybtii 1aad ee barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya dhibaatada ay abaaruhu ku hayaan dadka Soomaalida ah ee koonfurta Somalia.
Qeybtani waxay ka hadlaysaa dadkii ku dhintay intii ay u sii socdeen dalalka Somalia deriska ah.
Barnaamijka oo dhamesytiran qeybta hoose ka dhageyso.