Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wicitaanka: Nidaamka Federaalka


Barn. Wicitaanka: Nidaamka Federaalka
Barn. Wicitaanka: Nidaamka Federaalka

Barnaamijka wicitaanka wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka federaalka iyo Soomaaliya.

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha wuxuu ku saabsan yahay nidaamka federaalka iyo Soomaaliya.

Waxaa barnaamijka inoogu marti ah Abukate Zakari Maxamed Sheekh oo ka mid ahaa khubaro Soomaaliyeed oo ay hay'adda UNDP u dooratay ka talo bixinta qorista dastuurka federaaliga ee qabyada ah ee Soomaaliyeed.

Khabiirkan oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya wuxuu sharraxaad ka bixin doonaa waxa loola jeedo nidaamka federaalka, qaab dhismeedkiisa iyo awoodaha ay kala yeelanayaan maamul goboleedyada iyo dowladda Dhexe.

XS
SM
MD
LG