Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wicitaanka iyo Guddoomiyaha G/Benaadir


Barn. Wicitaanka iyo Guddoomiyaha G/Benaadir
Barn. Wicitaanka iyo Guddoomiyaha G/Benaadir

Barnaamijka waxaa toddobaadkan ku marti ah oo su'aallaha dhageystayaasha ka jawaabaya guddoomiyaha G/Benaadir Max'uud Tarsan.

Guddoomiye Max'ud Axmed Nuur Tarsan, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo la xiriira xaallada gobolka Benaadir iyo waliba dagaallada dowladda KMG ay kula jirto kooxaha mucaaradka, isagoo ka hadlaya degmooyinka gacanta ugu jira ciidamada dowladda KMG.

Qeybtan hoose ka dhagayso barnaamijka oo dhamaystiran.

XS
SM
MD
LG