Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington waxaad todobaadkan ku maqli doontaan qodobo aad u xiiso badan.

Qodobada caweyska Waashington aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

Telefoonada Kenya oo digniin loo soo diray

Gabar Soomaaliyeed oo dhiig ilmeyneysa.

Nin Indho la’ oo is dabara, Mobilna isticaama.

Fannaanadii Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan).

Waxaa inoo soo diyaariyay Cali Cabdi Xaraare.

XS
SM
MD
LG