Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barakacayaal cusub oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho
Muqdisho

Qoysaskii ugu danbeeyey, ee ka soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Nino ee ku dhuftay Soomaaliya, ayaa soo gaaray xeryaha barakacayaasha ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Dadkan ayaa waxaa halkaasi ku haysata xaalad adag oo dhinac nolosha ah.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Barakacayaal cusub oo soo gaaray Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG