Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhiga Carwada Ganacsiga Somaliland.


Bandhiga Carwada Ganacsiga Somaliland.
Bandhiga Carwada Ganacsiga Somaliland.

Magaalada Hargeysa waxaa ka socda bandhiga carwada 5-aad ee Somaliland, halkaasoo lagu soo bandhigayo waxsoosaarka gudaha ee Somaliland.

Guriga shaqaalaha ee Hargeysa waxaa maalintii labaad ka socota carwada ganacsiga, halkaasoo ganacsatao fara badan ay ku soo bandhigayaan waxsoosaar kala gedisan ee Somaliland iyo waliba qalabyada tiknoolajiyada casriga ah.

Carwadan waxaa maalintii shalay ahayd furay madaxweyne Siilaanyo. Carwadan ayaa lagu soo bandhigayaa qeybaha kala duwan ee hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliya. Shirkaddo yaryar oo ka howlgala Somaliland ayaa mid-walba ay soo bandhigtay wax-soosaarkeeda.

XS
SM
MD
LG