Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dab ka kacay suuqa Bakaaraha


Dab ayaa xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, dabkaasi oo saameeyey qaybo ballaaran oo ka mid ah suuqaas.

Dabkan oo la damiyey markii dambe ayaa ah kii ugu dambeeyey ee ka kaca suuqa oo marar hore sidan oo kale uu dab u baabiyey dukaamada iyo hantidii taalla.

Suuqa Bakaaraha waa kan ugu weyn Soomaaliya haddiiba aanu ugu weynayn Geeska Afrika. Waa xuddunta dhaqaalaha Soomaaliya, hantida taallana waxay u dhiganta abalaayiin dollar.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Dab ka kacay suuqa Bakaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

XS
SM
MD
LG