Isku xirrada

War Deg-Deg ah

26ka June Xuriyadda Gobolada Waqooyi


Muddo 52 sano laga joogo maanta oo kale ayey aheyd maalintii gobolada Waqooyi ay Gumeystihii Ingiriiska ka qaateen madax banaanidooda, afar maalmood ka hor intii aysan ku biirin gobolada Koonfurta Somalia ee uu Talyaanigu Gumeysanayay.

Wareysi aan taariikhda 26kii june ee Somaliland kala yeelanay Siyaasiga Axmed Maxamed Aden Qeybe halkan hoose ee qoraalkeena ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG