Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Spain oo Deeq Lacageed u Fidisay Somalia


Spain oo Deeq Lacageed u Fidisay Somalia
Spain oo Deeq Lacageed u Fidisay Somalia

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Shariif ayaa ka qeyb galay shir ay soo qaban-qaabiyeen Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Somalia

Madaxweynaha Somalia, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa jooga magaalada Madrid ee waddanka Spain iyagoo ka qeyb galay shir ay soo qaban-qaabisay Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Somalia. Shirkaas oo laba cisho socon doona ayaa Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Somalia, Cabdirashid Khalif Xaashi sheegay in shirkan uu faa'iido badan u leeyahay DFKM, waxyaabo badanna loogu ballan qaaday dawladda Somalia. Ta ugu muhiimsan ayuu Agaasimuhu ku sheegay inay tahay deeq lacageed oo gaareysa 3 milyan oo Euro ay dawladda Spain ku taageertay DFKM ah.

Warka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG