Deeqdan oo ay bixisay hay'ad Turki ah, ayaa ardaydu ay wax kaga baran doonaan jaamacadaha dalka Sudan.
Ardaydan ayaa markii hore tiradoodu ahayd ilaa 50 arday, hase yeeshee ay qaarkood u suura gali weyday, iyaga oo daladaha waxbarashada ee ay ka tirsan yihiin aanay aqoonsi ka haysan dalka Sudan, sidaas darteedna loo celiyey.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.