Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqoonyahan Ka Hadlay Shirka London


Aqoonyahan Ka Hadlay Shirka London
Aqoonyahan Ka Hadlay Shirka London

Madaxda Soomaalida iyo kuwa caalamka ayaa isku diyaarinaya shirka caalamiga ah ee maalinta Khamiista lagu qabanayo magaalada London ee ay martigelinayso dawladda Biritan. Prof.Maxamed Xaaji Mukhtaar waa Macallin Taariikhda Afrika iyo Bariga Dhexe ka dhiga Jaamacadda Savanadh State ee Gobolka Goergia, ahna Guddoomiyaha Qaybta Culuunta Bulshada ee Jaamacaddaas. Qaybtii labaad ee waraysi aanu la yeelanay ayuu kaga hadlayaa waxa shirka London kasoo bixi kara iyo istiraatijiyada siyaasadeed ee ay dhinacyada Soomaalidu ku waajahi karaan shirkaas.

wareysigaasi oo uu inoo qaaday Haaruun Macruuf halka hoose ee Qoraalka ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG