Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Maraykanka: Doorashada iyo Siyaadadda Dibedda


Ammuuraha Maraykanka: Doorashada iyo Siyaadadda Dibedda
Ammuuraha Maraykanka: Doorashada iyo Siyaadadda Dibedda

Waa qeyb kale oo aanu ku eegi doonno doorashada iyo sida ay u sameyn doonto siyaasadaha Maraykanka ee Ciraaq iyo Afghanistan

Waa qeyb kale oo aanu ku eegi doonno doorashada iyo sida ay u sameyn doonto siyaasadaha Maraykanka ee Ciraaq iyo Afghanistan.

Waxa qeybtan inoo qaadaa dhigi Dr. Abdinur Sheekh Maxamed oo ah khabiir ka tirsan xafiiska Waxbarashada ee Gobolka Ohio

Qeybtan labaad waxaa isaguna inoo falanqeyn doona Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ah madaxa Kulliyadda Macalester ee Gobolka Minnesota

XS
SM
MD
LG