Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabab oo Baneysay Bardaale


Al-Shabab oo Baneysay Bardaale
Al-Shabab oo Baneysay Bardaale

Wararka naga soo gaaraya Degmada Bardale ee Gobolka Bay oo qiyaastii 50 Mitir u jirta Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maleeshiyada kooxda Al-shabab ay isaga baxeen degmadaasi ka dib markii tuulo 8 KM u jirta degmada ay soo gaareen Ciidamada Dowladda, kuwa Ahlu Suna iyo Ciidamo Ethiopian ah oo taageeraya. Kuwaas oo shalay la wareegay degaanka Yurkud iyo Bohol Bashir oo ah xadka gobolada Bay iyo Gedo.

warbixn ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG