Waxa dhawaanahan magaalada Muqdisho kusoo badanaya qaraxyada iyo weerarka uu Al-Shabab geysanayo, iyadoo a isweydiinayo awoodooda ciidan.
Dhinaca kalena, DKMG ee Somalia ayaa sheegtay in amniga magaaladu uu gacanteeda ku jiro, qaraxyada Al-Shababna ay yihiin kuwo beegsada dadka shicibka ah.
Wareysi arrintaas ku saabsan oo VOA ay yeelatay Cali Geedi Xasan oo horay uga tirsanaa Ururka Al-Shabab qeybta hoose ka dhagesyo.