Hey’adihii gacanta ku hayay qaxootiga Soomaaliyeed ee Alkharaz kudhaqan ayaa isaga cararay xeradaasi kadib markii ay lafahooda kala baqeen dibad baxyada rabshadaha wata ee ka soconaya magaalooyinka Yemen.
Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.