Maraykanka ayaa cilmi baadhis ku samaynaya faa'idada caanaha Geela. Khubaro Maraykan ah ayaa arrintaasi u tagay Kenya si ay u soo baadhaan
Daraasad ku Saabsan Caanaha Geela

1
Nicholas Karubiu oo ka mid ah dhakhaatiirta xoolaha oo la jooga Geel lagu xanaanneeyo Xaruunta Cilmi baadhista ee (Mpala Research Centre) oo ku taala, Laikipia District, Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

2
Dhakhtarka xoolaha Nicholas Karubiu (midig) iyo Maamulaha xaruunta Mpala Mr Jerimiah oo dhiig ka qaadaya Geel. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

3
Geela oo lagu sii wado Xaruunta Cilmi baadhista ee (Mpala Research Centre) oo ku taala, Laikipia District, Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)

4
Mid kamid ah Geeljirayaasha Xaruunta oo la ciyaaraya neef geela. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)