Maraykanka ayaa cilmi baadhis ku samaynaya faa'idada caanaha Geela. Khubaro Maraykan ah ayaa arrintaasi u tagay Kenya si ay u soo baadhaan
Daraasad ku Saabsan Caanaha Geela
5
Shirkadda Vital Milk Camel Ltd.oo ku taalla Nanyuki waa shirkadda kaliya ee lagu farsameeyo caanaha geela ee dalka Kenya. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
6
Caanaha Geela oo loo wado warshad . (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
7
Margaret Kinnaird oo ku xeel dheer xanaanada xoolaha oo diwaangalinaysa xaaladda caafimaad ee Geela (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)
8
Geeljire raacaya Geel. (Sharon Deem, Saint Louis Zoo)