Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaarro Daran oo Somalia ka Jira


Abaarro Daran oo Somalia ka Jira
Abaarro Daran oo Somalia ka Jira

Hay'adda Oxfam ee fadhigeedu yahay dalka Bratain ayaa sheegtay in abaaraha Somalia ka jiraa ay ilaa hadda dileen dad 500 oo ruux gaaraya

Hay'adda Oxfam ee fadhigeedu yahay dalka Bratain ayaa sheegtay in abaaraha Somalia ka jiraa ay ilaa hadda dileen dad 500 oo ruux gaaraya.

Abaarahan ayaa saameeyey deegaano badan oo Bariga Afrika ku yaalla, hase yeeshee, waxa dadka Soomaalida u sii dheer dagaalada ka socda gudaha dalka oo keenay inay dad badani u qaxaan dalka deriska ah ee Kenya.

XS
SM
MD
LG