Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaraha ka jira Bartamaha Somalia


Dad ay ka mid yihiin caruur ayaa la sheegayaa in abaaraha jira aawadeed ay ugu dhinteen bartamaha Somalia, gaar ahaan Shabeellaha Dhexe.

Gobollada dhexe ee Somalia, gaar ahaan Shabeellaha Dhexe ayaa laga soo sheegayaa inay jiraan dad u dhintay abaaraha ku dhuftay Somalia.

VOA ayaa idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya abaaraha ka jira Somalia. Haddaba qeybta saddexaad ee barnaamijyadan ayaan maanta ku eegaynaa sida abaaruhu u saameeyeen gobollada dhexe ee Somalia.

XS
SM
MD
LG