Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaanduulle-xigeenka ONLF iyo Ethiopia


Abaanduulle-xigeenka ONLF iyo Ethiopia
Abaanduulle-xigeenka ONLF iyo Ethiopia

C/kariin Sh. Muuse, kuxigeenka abaanduullaha jabhada ONLF ayaa beeniyay in la dilay sida ay sheegeen warbaahinta dowladda Ethiopia

C/kariin Sheekh Muuse, wuxuu VOA-da u sheegay inuu nool yahay haatana ku sugan yahay gudaha Ethiopia.

C/kariin wuxuu si weyn u beeniyay wararka laga faafiyay ee warbaahinta Ethiopia ay ku sheegtay in isaga iyo 17 dagaalyano ka tirsan jabahada ONLF lagu dilay dagaal dhawaan dhacay.

Laba dhinac ee dowladda Ethiopia iyo jabhadda ONLF ayaa waqti kasta guullo ka sheegtay dagaallada u dhaxeeya.

XS
SM
MD
LG