Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya


Abiy Ahmed Muuse Biixi
Abiy Ahmed Muuse Biixi

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu soo baxay khilaafka u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, ee salka ku haya heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Somaliland iyo Itoobiya, ayaa waxaa soo baxayay baaqyo diblamaasiyadeed oo ay soo saarayeen waddamo iyo ururro caalami ah.

Baaqyada ayaa inta badan la xiriiray in la dhowro madax-bannaanida Soomaaliya, haddaba baayqadaasi xal ma u noqon karaan khilaafkan ka jira Geeska Afriaka.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa arrintaasi ka wareystay Cabdikaamil Abshir oo ka faallooda xiriirka caalamiga ah iyo amniga Geeska Afrika.

Falanqeyn ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG