Washington —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida dagaallada ka socda meelo kala duwan oo caalamka ah, sida Ukraine iyo Falastiin ay u saameeyeen dhaqaalihii iyo ganacsigii caalamka.
Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Madal