Jabuuti —
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Bare Maxamuud ayaa sheegay in wasaaradaha Ciyaaraha ee Soomaaliya iyo Jabuuti ay ka shaqeynayaan suurtagelinta ciyaar saaxibtinimo oo garoonka kubadda cagta ee Stadio Muqdisho ku dhexmari doonto xulalka kubadda cagta ee qaramada Soomaaliya iyo Jabuuti.
Arrintan ayuu uga warramay wariyaha VOA-da ee Jabuuti Sagal Saciid Faarax.
Madal