Muqdisho —
Qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aannka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu ku qaaday cunaqabataynta hubka ee muddada ka badan 30-ka sano saarnayd Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa sheegay in Sooomaaliya ay muddo dheer ka soo shaqeeneysay qaadista cunaqanataynta hubka.
Warbixintan waxaa kasoo direy magaalada Muqdisho wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Madal