Washington —
Waxaa soo kordhaysa cabsida laga qabo in webiga Shabelle uu sameeyo fatahaad cusub iyadoo dhinaca kale xaaladda bani’aadminnimo ee degaannada ay ku dhufteen roobabka iyo fatahaadaha ay weli taagan tahay.
Wararkii ugu dambeeyey ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay Wasiirka Arrimaha Bani’aadminnimada iyo Maaraynta Masiibooyinka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush.
Madal