Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Soomaalida ISLII ee qaadista xayiraadda hubka Soomaaliya


Qaar ka tirsan dadka deggan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa VOA la wadaagay aragtidooda ku aadan in Soomaaliya laga qaado cunaqabatayntii hubka.

Tallaabadan taariikhiga ah ayaa uga dhigan Soomaaliya, in marki ugu horreysay muddo 30 sano ah kaddib ay soo iibsan karto hub.

Aragtida Soomaalida ISLII ee qaadista xayiraadda hubka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG