Afmadow —
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan ku sugnaa Jubaland iyo madaxweyne Axmed Madoobe ayaa gargaar raashiin ah gaarsiiyay qaar kamid ah dadka ku barakacay fatahaadaha ee degmada Afmadow, waxayna dhagax dhigeen garoonka diyaaradaha ee magaladaasi.
faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal