Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kaamirooyinku ma yareyn karaan khatarta amniga ee Muqdisho?


Hay’adaha amniga ee Soomaaliya ayaa ganactada magaalada Muqdisho ku amray in goobahooda ganciga ay ku xiraan kaamiirooyinka CCTV ee wax duuba.

Haddaba goobo ganacsi oo aan wali fulinin amarkaasi ayaa la sheegay in la xiray.

Ururka Al shabaabna ayaa dadka u diiddan in meharadhooda shaqo ay kaamirooyinka ku xiraan. Iyadoo sanada ka horna ay ganacsatada wadda Maka Almukarrama ku amreen inay kaamirooyinka xarumahooda ka fujiyaan.

Warkaan waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Amniga iyo Kaamirooyinka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00

Haddaba tallaabadan maxay uga dhigan tahay xaaladda amni sugista caasimadda iyo su’aalo kale ayuu wariyaheenna Cabdulqadir Samakaab weydiiyay taliyey kuxigeenkii hore ee ha’y’adda nabad sugidda Soomaaliya Ismail Dahir Osman oo ku sugan gobolka Ohio dalkan Mareykanka.

Falanqeynta CCTV
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG