Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gargaar la gaarsiiay dadkii ku barakacay fatahaadaha Jubaland


Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubland ayaa gargaarkii ugu horreeyay oo ka yimid dalka Shiinaha gaarsiiyay qaar kamid ah dadka ay sameeyeen fataahadaaha iyo daadadka ku dhuftay deegaannada Jubaland.

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ugu baaqay caalamka inay gargaar lasoo gaaraan dadka ku waxyeelloobay masiibada ayaa uga mahad celiyay dowladda China kaalmada ay ka heleen.

Wariyaha VOA-da magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixinta inoo soo diray.

Warbixinta Jubaland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG