Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington Prime (Caweyska): Abwaan Ismaaciil Jiheeye

Abwaan Ismaaciil Jiheeye
Abwaan Ismaaciil Jiheeye

WASHINGTON- Barnaamijka Washington Prime (Caweyska Washington) ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaan qeybtii saddexaad ee wareysi uu Barnaamijka siiyay Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi Jiheeye. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:39 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG