Washington —
Allah ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Nairobi ku geeriyoodey fanaankii caanka ahaa Maxamed Xasan Barrow oo sanooyin badan ka tirsanaa hobllada Waaberi ee Soomaaliya, wuxuuna wakhtigan xaadirkan ahaa Maareeye ku-xigeenka Golaha Murtida iyo Madaadalada Soomaaliya ee Muqdisho.
Haddaba, waxaan tacsida Barrow aan ka wareysaneynaa Madaxa Laanta Af Soomaalig ee VOA, Cabdiraxman Yabarow oo Barrow ay muddo dheer is yaqaaneen, waxaana Maxamed Cabdi Xasan (Sandheere) uu Yabarow weydiiyay aqoonntii ay isku lahaayeen.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal