Muqdisho —
Waxaa weli socda digniinaha ay bixinayana mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo kuw ahay’adaha gargaarka ee ku saabsan roobabka xoogga leh ee la filanayo inay dalka ka da’aan xilligan deyrta, iyo weliba inay biyaha webiyada dalku kor u kacaan, isla markaana keenaan fatahaado.
Haddaba arrimahan ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka waraystay Agaasimaha Waaxda Saadaasha iyo Kormeerka Biyaha ee Wasaaradda Tamarta iyo Khayaradka ee dawladda Federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Xasan
Madal