Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal khasaare gaystay oo Maxaas ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka


Guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane oo la hadlay VOA ayaa ka warramay dagaal gelinkii danbe ee maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka si kedis ah ugu dhexmaray magaalada Maxaas.

Guddoomiye Muumin ayaa sheegay in khasaare nafeed uu ka dhashay dagaalka. Dagaalka ayaa goor fiidkii ah lagu guuleystay in la hakiyo sida uu sheegay. Guddoomiye Muumin ayaa la hadlay wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Degmada Maxaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG