War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Walaac laga qabo inay yaraadaan deeqaha Soomaaliya

Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay walaac laga qabo inay yaradaaan deeqaha Soomaaliya, xilli weli dalka ay ka jirto cabsi ku saabsan inay dhici karto macluul ka dhalata abaaraha ku dhuftay.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Walaac laga qabo inay yaraadaan deeqaha Soomaaliya

No media source currently available

XS
SM
MD
LG