Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haddii ciidamada Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay la wareegaan amniga Soomaaliya, islamarkaana ay dalka ka baxaan ciidamada Midowga Afrika ATMIS. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horey u sheegay inay ciidamada ATMIS dalka ka bixi doonaan ugu dambeyn December 2024-ka.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Facebook Forum