Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka K/Galbeed oo ka hadlay muddo xileedka madaxweynaha


Fiqi
Fiqi

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Koonfur Galbeed Cali Saciid Fiqi, oo hadda ah xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay muddo xileedka madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.

Fiqi ayaa intii uu ahaa guddoomiyaha baarlamanka Koonfur Galbeed waxay kordhiyeen muddo xileedka madaxweynaha, waxayna gaarsiiyeen shan sano, halka uu markii hore ahaa afar sano.

Fiqi ayaa sheegay in tallaabadaas ay aheyd mid ay isku waafajiyeen muddo xileedka baarlamanka iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed, balse aanay aheyn muddo kordhin.

Wuxuu u warramay Asha Ibrahim Aden Caashocuud.

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka K/Galbeed oo ka hadlay muddo xileedka madaxweynaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00

XS
SM
MD
LG