Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Kaalinta haweenka Gaarisa ee horumarinta haweenka iyo dhallinyarada


Garissa County Kenya
Garissa County Kenya

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waca ku saabsan yahay kaalinta haweenka Gaarissa ay kaga jiraan horumarinta haweenka iyo dhallinyarada ee gobola woqooyi bari Kenya.

Waxaana barnaamijka marki ku ah Umul-khayr Haaruun Maxamed oo nasiib u yeelaay inay ka mid noqoto baarlamaanka 13-aad ee dalka Kenya.

Umul-khayr waxay barnaamijka uga warrameysaa qaabkii ay ku soo gashay baarlamaanka, fursadaha hor yaala iyo arrimo kale.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay diyaarisay Caasha Ibrahim Aden.

Haweenka iyo Qoyska: Kaalinta haweenka Gaarisa ee horumarinta haweenka iyo dhallinyarada
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:16 0:00

XS
SM
MD
LG