Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada Soomaaliya ay ku qabto shacabka aan aqoonsiga iyo meel loo raaco lahayn, gaar ahaan amniga, oo xubno badan oo ku eedeysan falal amni darro ay magacyada beddeshaan kadibna aysan jirin si loo aqoonsado.

Barnaamijka wuxuu eegayaa sida arrintan xal loogu heli oo aqoonsi loogu sameyn karo Soomaalida.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:23 0:00

XS
SM
MD
LG