Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Mid ka mid ah raggii ay Puntland toogashada ku xukuntay oo sheegay lagu been-abuurtay


Sidii aad ku maqlayseen idaacaddihii shalay, maxkamadda darajada koowaad ee milatarga ee Puntland ayaa dil ku xukuntay shan nin oo lagu eedeeyey inay ka mid yihiin ururka Al-Shabaab, oo weeraro ku gaystay magaca Al-Shabaab iyo Daacish labadaba, sannado kala duwan.

Mid ka mid aha shantaasi nin oo ay maxkamaddu magaciisa ku sheegtay Cabdiraxmana Ciise Axmed Laahoor oo la xukumay isagoo maqane ah ayaa lasoo xiriiraya idaacadda VOA.

Guddoomiyaha maxkmadda ayaa ninkaas magaciisa ku sheegay Cabdiraxmaan Ciise Axmed Laahoor, hase yeeshee isagu waxa uu magaciisa ku sheegay Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid oo loo yaqaan Laahoor, waxaana uu u warramay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Mid ka mid raggii shalay ay Puntland toogashada ku xukuntay oo VOA la hadlay, beeniyay inuu ka tirsan yahay Al-shabaab.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:16 0:00

XS
SM
MD
LG