Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee ayuu u dhacay xukunkii dilka ahaa ee  eedeysaneyaasha Al-shabaab?


Gudoomiyaha maxkamada ciidamada iyo denbiyada culus ee shanta gobol Puntland Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Jaamac Cabdulle
Gudoomiyaha maxkamada ciidamada iyo denbiyada culus ee shanta gobol Puntland Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Jaamac Cabdulle

Maxkamad milatari oo ku taalla magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland ayaa shan nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah kadib markii lagu helay inay gaysteen weerarro argagixiso ah oo iskugu jira dil iyo qaraxyo oo ka dhacay isla Boosaaso.

Shanta eedaysane oo midkood la xukumay isagoo maqan ayey xukuntay maxkamada ciidamada ee dambiyada culus ee Puntland. Maxkamaddu waxay sidoo kale sheegtay in ragga la xukumay ay horey uga soo tirsanaayeen urruka Daacish. Xukunkaas kadib ayaa weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac waxa ay waraysi la yeelatay Gudoomiyaha maxkamada ciidamada iyo denbiyada culus ee shanta gobo lee Puntland Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Jaamac Cabdulle, waxayna ugu horayn waydiisay tirada ragga dilka lagu xukumay iyo denbiyada lagu eedeeyey.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:36 0:00

XS
SM
MD
LG